Diyaaradii tagi jiray garoonka Dhoobley oo joogsaday iyo Jubbaland oo Digniin soo saartay

Maareyaha guud ee garoonka diyaaradaha Degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose Abdirizak Nuur Mohamed ayaa Digniin adag udiray shirkadaha diyaaradaha adeegga duulimaad ka fuliya degmada Dhoobley. Shirkadaha diyaaradaha ayaa muddo labo isbuuc ah wax duulimaad ah ku tagin magaalada Dhoobley, waxaana arrintaasi dhibaato xooggan kasoo gaartay rakaab badan oo doonayay in ay u safraan kana … Continue reading Diyaaradii tagi jiray garoonka Dhoobley oo joogsaday iyo Jubbaland oo Digniin soo saartay